
Maanta oo ay taariikhdu tahay 19/1/2012, waxaa magaalada Nayroobi ka dhacay shir ay isugu yimaadeen, qeybaha kala duwan ee bulshada azaanida. Waxay ka koobnaayeen qaar ka socday Odayaasha dhaqanka, Culuma’udiinta, Bulshada rayadka ah iyo waxgarad kale.
Shir si aad ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacay London taariikhdu markay aheed 24/12/2011 shirka ayaa wuxuu ahaa sanad guuradii sadexaad ee ururka qurbajoogta jubooyinka waxaana lagu taageerayay dowlad goboleedka azaaniya.

Kulanka oo si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa lagu qabatay Caasimada Nairobi Mas’uuliyiinta kulan ku wehelisay Madaxweyne Gaandhi waxay ahaayeen mudane Qaasim cali weed iyo Eng Cabdi axmed Cismaan oo kala ah hogaamiye yaal sheegatay in ay madxweyneyaal u yihiin Maamulo deegaanka loo sameeyey Sida Juba Jazir iyo Juba Raas.

Gudoomiyaha Dagmada Jilib ee gobolka jubbada Dhexe Mudane Ibraahin Macalin Aadan ayaa tacsi u direy dadkii ku geeriyadoo duqaymo loo gaystay ururka shabaab oo kudhuuntay dadka deegaanka hoosingow wuxuu yidhi gudoomiyaha oo arrintaas ka hadlayey.
Faahfaahinta dagaalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay xayo ayaa waxaa soo uruuriyay wariyeyaasha qurbajoogta jubooyinka ee degaanada azaaniya,kenya iyo qurbaha.
Page 1 of 48
Comments
- Shirweynihii 3aad ee Qurbajoog...
Jini Jubbaland ayaa kudhacay kuwiinaan Jahwareersa... - Shirweynihii 3aad ee Qurbajoog...
SC waxan leeyahay hal xaaraanihi nirig xalaala ma ... - Ma Hogaamiye Hiil Qaranbaa Mis...
asw marka hore aad baan idin salmaayaa salaan ka b... - Afhayeenka Gobolka Jubada Hoos...
Guuleysta golaha qurbajoogta jubooyinka waxaad tih... - Dagaal ka Dhacay inta U Dhaxey...
azaania guul iyo gobanimo
JDF Radio Broadcast
Xaflada Taageeradii Azania MPLS
Shirwaynihii 1aad ee G/Qurbajoogta Jubooyinka UK iyo Prof Gandi Part 1
Jubbaland Diaspora Forum (JDF) sends its congratulations to the new president of the Azania State of Somalia, Prof. Mohamed Abdi Gandhi. It also wishes the people of Azania State of Somalia, a new begining of democracy, the rule of law and justice.




